VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Manaxaan jacayl - Lyrics

Manaxaan jacayl baa isoo maagay anigoon Maankaba ku hayn Meelaan filayniyo Mugdoo iga soo baxay Inaan macsuumo Marti sooroo iga rabaa Mar horaan afeeftee Markaadana adkeesoo ha igu soo maaxan Kaa maarmay aniguye Magcaaga baa dhigay Muuqayna kala qari Mudaan kala maqneeno Muuqaaga waysnaa Muqdisho aan kaa dayay Utalaabay mahadaay Cadaadana sii maray Marag iyo masagaba Makaa waayay ceel dheer Mar horaan afeeftee Markaadana adkeesoo ha igu soo maaxan Kaa maarmay aniguye Magcaaga baa dhigay Muuqayna kala qari
Queue is empty
-- / --