VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duceysanow - Lyrics

ducaysanow doon doonkaagii anigu waanku daalanee idaa idaa aanku daawaSDEE SOO DUUL AANKU RABEE DADKA MIYAAN dartaa udaaayaa danaheena ma isla daafaceynaa diidey diidey ha i odhanin waan ku doone ha i odhan diidey dadnimow kaan ku faanow dareenkii kuu isiiyayoo ragba kaan deeqayow adaan ku adeecayaa hadii layidhaahdo ileen waa dadab galkeenee dadka miyaan daradaa udiidaa danaheena ma isla daafaceynaa diidey diidey ha i odhan diidey waanku doonee ha i odhan diidey
Queue is empty
-- / --