VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudoonkii jaceylka - Lyrics

gudoonkii jacaylkoow guga oo hilaacaw inta dooga guga baxay laamuhu gorshaysteen sida loogu guuxaa kuu gooniyoobee bal garo jabuutiyo goonya hargaysiyo bari garabkeedaa adoon muqdisho garab marin kalgacaylka ila garo macaanow ila garo gudoonkii jacaylkoow galab iyo habeenbaan garab kaa sugaayee gartay inaad i jeceshay waxan ua gol leeyahay gacalkay ayaan ahay
Queue is empty
-- / --