VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sadkii Nabiga - Lyrics

subxaan yaa qafaar su aalaha qiyaamaha safkii nabiga naga yeel danbi dhaaf su aashoo soon kiyo salaadiyo ku dadaala sada qada laa salka geed engagayoo lacag kugu siraayoo naftu ay ku sirantiyo nin sinahaaba beeliyo waa surin aduun yadu sibiq laga gudbaaye safarkuna ma dheeree qof waliba sudcaalk sahayduu xanbaartuu aakhiro sad leeyahay saa xiibo iyo ehel iilka markay ku seexshaan sow ma ogid dhamaantood inay hadiiba ka socon su aashii qabriga iyo sow ma ogid malaaigo seefo kuula yuuruuraa inay kugu sugaayaan sideebaad cibaadada uga seexataayood sahal ugu malaysaa sanka kor ugu taagtaa
Queue is empty
-- / --