VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

haa iilan hooyooy ha eedaadin hana aafoobin adhaxdiyo oofahaygaay aqoontiyo aragtidaydaay ta lagu aaminay naftaydaay ha aafoobin hoygii aduunkaay nolosha aayaheedaay hido lagu arooraay aayadaha quraankiyo aamiinta ducadiyo eebaan kuu baryaayaa ayaan waliba tilmaan lehe ee marna anigoon illaawayn uurka ku qaadistaadii oogada ku xambaaristaadii abaabistiyo ibahaagi macaana umushaada kol ay tahay eedaarkii ku soo maray waan ku ogsoonohoo kaama abaal dhacaayee
Queue is empty
-- / --