VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaranka duugmay – Waving flag - Lyrics

dad walaalo is dilaaya dhiiga daadtay aan dareemiin calanka daayoo isku duubmoo kaa dilaysoo waa dadkaagee dunida eegtoo say u dadaashay maad ku dayataan nabada doontaan ogoow dagaal waa dabar go,aagee shacabka daalay maad u danaysaan is daaya waa diideen ma dirirtaad dan mooden dabka dhiga dib u heshiiya dib u dhisa dalkeena hooyo is daayaa qaranka duugmay dib aan u yagleelno calanka doorka dusha aan saarnee daa dib ha u ciyaaree dad walaalo is dilaaya dhiiga daadtay aan dareemiin calanka daayoo isku duubmoo kaa dilaysoo waa dadkaagee dunida eegtoo say u dadaashay maad ku dayataan nabada doontaan ogoow dagaal waa dabar go,aagee shacabka daalay maad u danaysaan is daaya waa diideen ma dirirtaad dan mooden dabka dhiga dib u heshiiya dib u dhisa dalkeena hooyo is daayaa qaranka duugmay dib aan u yagleelno calanka doorka dusha aan saarnee daa dib ha u ciyaaree dib ha u cayaaree dib ha u cayaaree
Queue is empty
-- / --