VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shaqlan - Lyrics

hobiyaa hobiya hobeeyaa imaqal shaqlaneey inaadeer i maqal shaqsi adiga mooyee walaal sheekana ka wayne maruun ma ishaafinaysaaye hobeeyaa hobiya hobiya hobeeyaa shumaax iyo sharaf wanaageey walaal shido caashaq waa naar walaal shayga ugu xauun kulul marauun ma i shaafinaysaayee hobeeyaa
Queue is empty
-- / --