VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta An is weheshano - Lyrics

ma la i halayoo ma la i halayee hoobeeyooy hurdaba kama lado habeenkiiye hoobeeyooy haweeniyo caashaqbaa i helayoo hoobeeyooy hawaawi miyaan ku heesaayee hoobeeyooy ma ogtahay arlada yartaan eegan jiray ee ii ahayd ilwaad quruxsan inaan iloobi karin ilayn waa adoo uurkiyo wadnahaad ku abuurantee kuu ololayoo ubaxeey adigu waxaad tahay iftiin udgoonkii qalbiga ku aroorayoo aad uga fogoo la'aantaa abaar arligu waa madow adigaa iyo anigaa aan is weheshano
Queue is empty
-- / --