VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ilowday - Lyrics

inanyahay ayaantii hore een is aragnay isu imashadeenii ayaa igu eekaatoo amakaag ka qaadoo naftaydii irdheeyee ma ilowday mise waad adkaysoo waad abaabulaysaa inanyahaw aduunyadu ayaan kaliya maahe ibtilida ku haysaa anba way i agtaaloo iri dhaban sidiisaan kuu ololayaayee ma iloobi karayoo axdigii dhexdeena waan adkaynayaa inanyahay asaagaa edebtiyo la dhaqanka iimaanka deeqdee ifka adiga mooyee inaan eego meel kale naftu ma ogolaatee arladaba dhamaanteed la'aantaa iftiinoow waa urugadaydee ha is odhanin kaligaa ayaa olol jacayl qaba anba kula midbaan ahee
Queue is empty
-- / --