VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najad - Lyrics

adigaa damiirkiyo naftayda damaqdoo anigu kuma dayn karayee sidii daruurta dushayda ku da'doo igu daartayjacayl aan damayne yuu dabcine jacayllku dacalkaaga ila qabo damaashaadka ciyaarta durbaanka ila tumoo ha iga daalin ha iga daahin soo durugeey hoobeey ala hobeey hobaaligeyey waar heestu heestii weeyaane hoobeey doqonbaa se ogayn wixii u dan ahoo aan daryeelin nin ragoo u daacad ahee habeen damay oo robkuna da'aya daraadaa dibada u meerayee dumar kale najad ma doonaaye adigaan dumar kuu jecelee dayday sidaan kuu doonaayo dayday sidaan kuu daba socdo dagaankii hargaysiyo dgaankii burciyo degaankii ceerigaabo deegaankii boorama soo daawanaynaaye degaankii muqdishiyo degaankii jabuutiyo degaankii bosaasaan soo daawanaynaaye
Queue is empty
-- / --