VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilanaaxi caashaqa 1 - Lyrics

noloshaydii baad tahay ana naawilaayoo aan u dhaga nuglaadee noolaha dhamaan tood nolol kaan wadaagnee nasiibku uu isiiyiyo waxaad tahay naftaydee aayihii naftaydow nasiibku uu isiiyow aan nolol wadaagnee ila naaxi naaxi caashaqa aan nolol wadaag nee ila naaxi caashaqa
Queue is empty
-- / --