VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qudheyda adaa iska leh3 - Lyrics

Qoomanoow bashiiroow Qancisey naftiiye qadarintaada mooyee Afku diid qowl xumi. Qaladaha halbowlaha Xididada dhexqaadee Qumanow waxad tahey dhiiga key ka qaataan Haduu qaadir kaa dhigey Seygeyga qaaliga ah Ha iga filin qaracanoo Qudheyda adigaa iska leh.
Queue is empty
-- / --