VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Africa iyo Yurub - Lyrics

waxaa dumaree arliga ilwaadiyo quruxda lahee asluub dhaqan lee asturan midii aan aaminee astaystay ayaa tahee naftayda uumiyaha amreekiyo eeshiyiyo ikaa iyo ustareeliya iyo afrikiyo yurub ku nool adiga kaa dooratoo dartaabay oomantay iyadaa ubax jacayl naftayda ubax jacayl adiga qudha kuu sidoo haday iriday gashiyo albaabkeeda dhigan lahayd inay kuula orodabay wax kalaa ku idbaarayee hadaad mar u iman lahayd ama erayada jacayl iyada ugu odhan lahayd dhamaan oogada jidhkaa farxad ku ayaansan lahhaa daruuraha aasaasmi lahaa cirka roob onkodi laa dhulkaa geedaha engegay ogbaad wada noqon laa qalpigii ku ooyi jiray dhabuu u ilmayn lahaa iyadaa ubax jacayl naftayda ubax jacayl adiga qudha kuu sidoo haday iriday gashiyo albaabkeeda dhigan lahayd inay kuula orodabay wax kalaa ku idbaarayee suldaan seerar heesta afrika iyo yurub lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --