VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qanac - Lyrics

qurudan baahdee raga u qaybsan inaan ka quustuu maankaygu qeexee naftaydaan qanacoo samirna qaado damiirka qiirsan qaraar ku waani hibo qushuucdoo nolosha qiiman qosolka beentana quud ku radsan miyaan qasaare qoys la doonan qiso jacaylooo qaladka diidaa qlabiga maydhee qiirada laabtana talo ku qaybtee qanac ku beertee quraysh haweenoo qaarada joogtaan quud wadaagana nolol la qaadan raas qaboow iyo midaan iba qoonsan qadarin jacaylkaan qudhayda siinoo qardhaasta jacaylkana qoorta uu sudhi hibo qushuucdoo nolosha qiimayn qosolka beentana quud ku raadsan miyaan qasaare qoys la doonan qiso jacayloo qaladka diidaa qalbiga maydhoo qiirada laabtana talo ku qaybtoo qanac ku beertoo
Queue is empty
-- / --