VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gocasho - Lyrics

gaaridii haweenka gayigeena oo idil inta gabadh ku nool dumar gabigood hablaha kacay gayaankeed ka doortaay good iyo abeedbay iga siisay garaboo gurigiisa joogtaa gibladiyo ciyaartiyo gogol kula caweysa gacaltooyadii taal gar alle ma dawbaa ma garaad haween galin kumuu hawshuun wali geed umuu korin haasaawe lama galin sida gobiyo caadkeed wali geel kamuu bixin galad eebe weeyee waxaan guule kuu qorin orof laguma gaadhee ha u culanin gaawaha gaaridii naftayday ma gam,oo habeenkii gocoshana ma daayee haduu calaf xalkaa galay anoon goyn xidhiidhkii ku guhaadin maayee duce kugu galbinee geenyadaan jeclaayeey marbuu gessi liicaa gagi madhan istaagaa talo uu gorfayn karayn gudmo loo afeystaa waa garaad haween galin kumuu hawshoon wali geed umuukorin haasaawe lama galin sida gobiyo caadkeed wali geel kamuu bixin galad eebe weeyee waxaan guule kuu qorin orod laguma gaadhee ha u culanin gaawaha
Queue is empty
-- / --