VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

Hodoneey hooy hodoneey Hodoneey jacaylkan Ani i helay Haddaadan iiga hiilin Naftaadana aadan ii hurin Hodaneey waan hallaabi Hodoneey kuu harraadi Hodoneey kuu hilloobi Hodoneey waan kuu hilloobi Kuu harraadi Kuu hilloobi Come on come on Hilloobay hilloobay Harraaday dartaa Harsan waayay awgaa Naftayda waxa helay Jacayl i hiifay halista wadnihiyo Halboowla daaqee Soo hadaloo hab isii Huunno hodaneey Hadaloo hab isii Huunno hodaneey Kuu hilloobee Huunno hodaneey kuu harraadee Hilloobay hilloobay harraadey dartaa Harsan waayey awgaa Naftayda waxa helay Jacayl i hiifoo halista wadnihiyoo Heeeeee Hilloobay hilloobay Harraaday dartaa Harsan waayay awgaa Naftayda waxa helay Jacayl i hiifoo halista wadnihiyo Halboowla daaqee Soo hadaloo hab isii Huunno hodaneey Hadaloo hab isii Huunno hodaneey Kuu hilloobee Huunno hodaneey kuu harraadee Huunno hodaneey kuu hilloobee Hodaney hooy hodaneey Hodoneey jacaylkan ani i helay Haddaadan iiga hiilin Naftaadana aadan ii hurin Hodaneey waan hilloobi Hodaneey waan ku raadin Hodaneey kuu harraadi Hodaneey kuu hilloobi Hodaneey waan haraadi Hodaneey waan hallaabi Hodoneey waan kuu hilloobee Hodoneey hooy hodoneey Hodaneey halistiyo halboowlaha Huunooy adigaa kusaaqoo Hantiyoo waadba harsataaye Huunnooy waan kuu hillobee Hilloow oo waan kuu harraadee Huunooy hodaneey bal kaaley Hodaney kuu hilloowee Hodaneey waan kuu hilloowee Kuu harraadee Come on come on Hilloobay hilloobay Harraaday dartaa Harsan waayay awgaa Naftayda waxa helay Jacayl i hiifay halista wadnihiyo Halboowla daaqee Soo hadaloo hab isii Huunno hodaneey Hadaloo hab isii Huunno hodaneey Kuu hilloobee Huunno hodaneey kuu harraadee Huunno hodaneey Huunnooy huunoo Aaaha aaaaha Iiiimhi ii come come Hilloobay hilloobay Harraaday dartaa Harsan waayay awgaa Naftayda waxa helay Jacayl i hiifa halista wadnihiyo Halboowla daaqee Soo hadaloo hab isii Huunno hodaneey Hadaloo hab isii Huunno hodaneey Kuu hilloobee Huunno hodaneey kuu harraadee Huunno hodaneey huuunno
Queue is empty
-- / --