VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taalada Jacaylka - Lyrics

Quruxdaada tolmoonee loo wada tartamayee Ka tilmaaman hablahee Qurashada ku quraacay Ilaa maa tusqaadkee Maantaan utaaganahay Caqligaaga taamka eh Tusamadayda nolasahe Kugu toosiyaanee Taawalinaa marleetu Inaad tayda noqotaan Ilaah ka tuugaa Taashkii ku sumiha Waa taa ku saaree Taladayda qaado Taaladii jacaylka Kuu taagayee Zamzamee tusaalahii filka noqo Markaad xarakada tiicdee Dhaqaaqdaa tilaabada Tiigsatoo socdkeee Timahaada dheeree Leertu taabataa Ana liigu tiixaa Macaan la igu tiixaa Markaa tiraahdaa Taxanaha sheekada Sidii tiix mireesaa Tumatadii jacaylku tobta ila haleesho Taahaa habeenkii Taashkii ku sumiha Waa taa ku saaree Taladayda qaado Taaladii jacaylka Kuu taagayee Zamzamee tusaalahii filka noqo
Queue is empty
-- / --