VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fardowsa - Lyrics

Fardowsaay fiicnidada Aniga ka faalin karayee Fiiro maad ii lahaatide Fikir mafiicnee faqri Nimada fakar iyo waxan Filahayn hayga fogaan Waligaa Anagoon kala fududan Ayaan nalaga faa idin Ma fiicnee far laysku Fiiqaa fardowsaay Walaalay adigaa Feeedhay ku taal Fikir mafiicnee faqri Nimada fakar iyo waxan Filahayn hayga fogaan Waligaa Anagoon kala fududan Ayaan nalaga faa idin Fardowsaay fiicnidada Aniga ka faalin karayee Fiiro maad ii lahaatide Fikir mafiicnee faqri Nimada fakar iyo waxan Filahayn hayga fogaan Waligaa Anagoon kala fududan Ayaan nalaga faa idin
Queue is empty
-- / --