VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacal - Lyrics

Geediga hayaan kuba Goor gaaban adigoo Guri wayay laga baxay Iyo ood aad gurataaba Gabal kuna kuu dhacay X2 Dhirtaba qaar aan la Jarin iyo ogoow lama Garaacaan go’i waaye Inuu jiro x2 Mar hadaynu nahay Gacal marna ahay Gayaankaa x2 Gar ahaana caashaqu guud kaaga igu xiray Garashada xusuusoo Isii gacan walalnimo X2 Marti goorxun socotaba Gurigaaga oo maran Adigoon gasiin hayn Iyo gaabanow ari geluna Irmaaneyn x2 Dadkaba qaar aan la Qadin iyo ogoow gibil Ma daadsha ah loo Gowracaa jira x2 Mar haddaynu nahay Gacal marna ahay Gayaankaa x2 Gar ahaana caashaqu Guud kaaga igu xiray Garashada xusuusoo Isii gacan walalnimo X2 Geediga hayaan kuba Goor gaaban adigoo Guri wayay laga baxay Iyo ood aad gurataaba Gabal kuna kuu dhacay X2 Dhirtaba qaar aan la Jarin iyo ogoow lama Garaacaan go’i waaye Inuu jiro x2 Mar hadaynu nahay Gacal marna ahay Gayaankaa x2 Gar ahaana caashaqu guud kaaga igu xiray Garashada xusuusoo Isii gacan walalnimo X2
Queue is empty
-- / --