VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haweeya - Lyrics

Adaa haweeyaay Halbow lahaygaay X2 Adaa haweeyaay Gobanimo ku hayay Waad howl badnatoo Waad ii hilaacdee Xageen haboonay Lagaa helaayay x2 Had iyo gorba hurdo Maseexdoo waxaa Hubaala inaan wax X2 Adaa haweeyaay Halbow lahaygaay X2 Adaa haweeyaay Gobanimo kuu hayay Waad howl badnatoo Waad ii hilaacdee Xageen haboonay Lagaa helaayay x2 Dabaysha howd iyo Damal hadh waynay Adaa haweeyaay Halbow lahaygaay X2 Adaa haweeyaay Gobanimo ku hayay Waad howl badnatoo Waad ii hilaacdee Xageen haboonay Lagaa helaayay x2
Queue is empty
-- / --