VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rooneey - Lyrics

Rag waakii runsheega Naag raaliyahaa roone Rasmi lee ahow ad ruun Kiin agjoog x Kuusoo rujuucay raaliyan Ahay rooney hadaan Dhintay waa kuraacay Runtay waaye x2 Rajadaada waan rum- Eehaa rooney ani kii Idilaay walahi waa Raaraa x2 Roob iida'aayo raxmad Eebe kusiiyee riixaan Janaad eheed oon ku Riyaaqay x2 Labadii run isku shegto Oo israbaane rafaad Caashaq soo maraa Raaxo arkaaya x2 Rajadaada waan rum- Eehaa rooney hadalkii Idilaay walahi waa Raaraa x2 Rag waakii runsheega Naag raaliyahaa roone Rasmi lee ahow ad ruun Kiin agjoog x Kuusoo rujuucay raaliyan Ahay rooney hadaan Dhintay waa kuraacay Runtay waaye x2 Rajadaada waan rum- Eehaa rooney ani kii Idilaay walahi waa Raaraa x2
Queue is empty
-- / --