VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Burco iyo Hargaysa - Lyrics

burco iyo hargaysiyo waraaqyadii bocadwayn bartay mudug ku taaliyo baladwayne hiiraan afartooda bilanee aduunyadu ku badantahay oo boqor illaahay buuro rooba siiyay dhirtu ay bislaatay oo baad ku yaaloo xoolaha barwaaqada midabku u badalan yahay barqo ruuxii daawada siduu ugu bogaabaad adna bilicda inanyahay bilo iigu deeqdee ana boogtii caashaqu boga iiga taaloo hortaa lay igu beeree mayga baananaysaa waaxyaaha banaadira badhtankoodu xxamar yahay o baladka jawhara sonkortu ay kasoo bixi balcadoo dharkii toli caasimada bilicda baygaa afgooyiyo dhirta muusku buuxsamay dhulka boqor illaahay barakada ku dheehoo bidixdiyo midigtaba wabiyadu butaacaan baashaalka tamashluhu siduu ugu bogaabaad adna bilicda inanyahaw bilo iigu deeqdee
Queue is empty
-- / --