VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ayaan jacayl - Lyrics

nafaan ka dhamaan dareenka intuu dhaawacay kalgacal qalbiga nabaro ku dhigay si dhaba ugu nugul jacaylka dhibane ruuxaan u ahay dharaar qura may xasuusan qudhaydan darteed dhantaalan anuunba samir dhitaysta xageeda wanag ka dhawra inaan dhayal kaga adkaysto ka dhaadhici waa hankayga maxaan ka dhursugay nasiibka intaan dhiiri gali is faray ka baaqo dhagxumo is idhi waxani dhagar cadaaw ka wayne dheeraad lama sidi karee adoonsi jacayl ha dhawran naftaydan dhagaysan wayday anuunba samir dhitaysta xageeda wanag ka dhawra inaan dhayal kaga adkaysto ka dhaadhici waa hankayga
Queue is empty
-- / --