VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

hablheena sharafta leh tii aan ka helayee hoy ila yagleeshaay hana ii xambaartaay hanaan laafyo wacaniyo sharaf lagu hagoogaay ana horumarkaygaay hooyo qaaliyaa tahay halbawlahayga dhiigiyo halistaad ku taalaa nafta kuuu hiibeeyee bartan hodan ku nooloow aakhiro janada hurud waa hio nasiibkuye laba la isla helayoo hagarli,i is jeceloo isu hiiliyaan nahay haybad qurux wanaageey hoygii barwaaqada hiiraan ku dhalataay haween boqoradooday halbawlahayga dhiigiyo halistaad ku taala naftan kuu hibeeyee bartan hodan ku nooloow aakhiro janada hurud
Queue is empty
-- / --