VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

dumarka dhamaan taan ka doortayee waad igu dhigantee sida ducufadaa ii daragtayoo dusha iga rartoo ma daalay tidhaa dadnimadaada iyo dantaad leedahaa dabci quruxsaneey kuu daba socdee markaan dabin ku dhacay ma igu daawataa maahmaah duugaaba dulucdeedu tahay ma dumaalo dumar ninkay dayriyaan aan kula darkoo dulqaad badana tidhi dar ma wada gashoo doqoniimo dhaxlaa dadnimadaada iyo dantaad leedahaa dabci quruxsaneey kuu daba socdee markaan dabin ku dhacay ma igu daawataa
Queue is empty
-- / --