VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kolba jaah - Lyrics

Murugada jacaylkee Jeelan u yeedaaa Jaleecada imahutoo maanta ila joogtee Jigaarkayda mooyee anna uma jawaabinee Nafta bay jujuubtoo Kolba jaah Igaysaa Juuqnaba anoon oran Qalbigaa ujiitamaaa Halkay joogta bilanoo Waxaa aan la jaar ahay Dareen aa la jari karin daa,uusku jeesjees wuxuu laba jibaaraa markuu helo jiitee ana jamashadaydii waxaan laii jilaabaa sida jaawo geeloo awr dacara jiidee hawd loo jiheeyee Juuqnaba anoon oran Qalbigaa ujiitamaaa Halkay joogta bilanoo Waxaa aan la jaar ahay Dareen aa la jari karin
Queue is empty
-- / --