VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaxo - Lyrics

raaxo lagu nagaadiyo rasmi maleh aduunyadu aadmigu ku reeyoo oo lagu riyaaqe rafaad weeye caashaqa rafiiq aan lahaynoo raajiya samaha badi rooone waa allee kaa raystayoo miyu kugu reebay lahashee qalbigaagu yuu rabin ruux kaa go,dee raja hayga qabinoo rogan hayga filaninee rasmi kumaan ahaynee hana igu riyoonine ruadiyo halbawlahiyo kaa reebay maankee haku ridin xusuusee rooone waa allee kaa raystayoo miyu kugu reebay lahashee qalbigaagu yuu rabin ruux kaa go,dee
Queue is empty
-- / --