VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saali - Lyrics

salaloo waan seexan waayee saq dhexaan sawdkaa maqlaa simantii soomaaliyeed sacdiyaay sadrigaad ku taal saaliyeey soo soco eey sadrigaa adiga taal simantii soomaaliyeed saaliyaay sadrigaad ku taal silcayoo waan ku saxriiree suubaneey samirkaa i sii suuradii saatirkaa ku siiyaa saaliyeey aan ku sahwiyaa saaliyeey soo soco hee sadriga adiga taal suuradii saatir ku siiiyaa saaliyeey aan ku sahwiyaa
Queue is empty
-- / --