VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somali slow - Lyrics

hbsadoo adigaan ku heloon ku hantoo ku hayaa haniyeey ha halayn axdigeen ee himilo aan ku hayaa hamigee hibooy kal gacayl adigaa huriyoo haasaawiyayoo u horseeday huqdee haatan waan hinqadee ha igu dhaafin intaad hadafkii ka baxdoo nafta hiil la ag joog hurdi waayay habeen hadhsan waayay dharaar halisbaan ku jiraa ee ahaw himila aan ku hayaa wadnahee
Queue is empty
-- / --