VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

labayohow jamaadkiyo joogiyo quruxdaba rabi ugu jad gooyee jacayl dheer wadaagoo jaanta isla qaadoo jeegaan sideedii jalecada indhaha u wacan dadku wada jeclaysteen janadii la moodoow waxaan caawa joognaa waa jamashadiinee cisa iyo naciimaay jaaliyo xigaalkeenoow jac ka siiya sacabkoo jaan dheerta wada tuma eey labayohow jawiga iyo jaaniskooda wada helay jaahinu nuuryoo jaanta isla qaadeen jaliil waxaan baryaayaa inaad joharad noqotaa jiro iyo dhib arago jacaylkoodu midha dhalo sida jaawa geeloo jeel xiisa qaba iyo jamashadaad wadaagtaan
Queue is empty
-- / --