VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaa iga dabiiba - Lyrics

Dubkaan igu yaaloow Mar horaa dushiisaa La igu daadshay malaboo Anoo dayay oo Ka dan baxay jacaylkaba Caashaq ani igu soo dagaayee I darbeeyay waa maxay 2× Sawtaan u digayee Dabuubtii dhexdeeniyo Dooxayadii banaanaa Ku dabaalaa caashaqa Hore ugu dardaarmay 2× Dhiigi nafsiga wadayeey Ina kaariyoon dirayeey Iga rogashadiisii Ma anuu igu soo dagayee Ma anuu igu soo dagayee 2× Dinnihiisu kululaa Diirdiiranaayoo Dabuudiisu adagaa Ma mid dayr cad geeliyo Dambar lagu canqariyoo Duulaan u kacaybaa 2× Anoo dayaxa dhaafoo Dunidaba ka tagaybuu dusha igaga yimiyee Duulaan la marigiyo Ma dabaylahaad sidaa Aya iga dabiiboo dadoow Ayaa iga dulqaada dadoow Aya iga dabiiboo Daawadiisa heli kara Aya iga dabiiboo Daawadiisa heli kara
Queue is empty
-- / --