VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laba laba - Lyrics

laba labaa loo loolamaa laba labaa loo laacdamaa laba labaa loo wada socdaa lagaygiyo beerka laxawga kalgacaylk adaa kuligood ku laasimee amba lama doodkiyo laqanyada caashaqa ii lalabaysoo waan liitaa layliyo qays runtii canterceel kii laayee luxudka cilmi dhigay ana igu ligan isii laxaadkiyo luuqa labiska quruxdaada ladnaanta jacaylka laluulkiyo dahabka garaaraha looba laafyaha socodka lama huraan boodaa laba labaa laydhsiga habeen laba labaa leexada jacayl laba labaa loo saaran yahay lurtiisa jacaylka ladi waayo adaa ilunshoo laxaa ila tagee
Queue is empty
-- / --