VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadani Ft Himilo - Lyrics

Walaalo is kaashanaaya Wanaag iyo hurumar jecel Waxey doonaan qabsada Waxey doonaan qabsada 2× Aayaha wadankooda raba Is weheshada baynu nahay Aayaha wadankooda raba Is weheshada baynu nahay Wadani waxan ahay wadani Wadani waxa tahay wadani Aynu noqono wadani 2× Aloow laba talaba tii wacan Raboow laba talaba tii wacan Na waafaji aamiin Ayaan nidhi aamiin 2× Waayeelkeeniyo barbaarta Wadada saxa ee xaqaa Aan wiiqminee nabad ku waarta Aan wiiqminee nabad ku waarta 2× Wadeecana aanay helin Sida wada jira loo ilaashoo Wadeecana aanay helin Sida wada jira loo ilaashoo Wadani waxan ahay wadani Wadani waxa tahay wadani Aynu noqono wadani 2× Aloow laba talaba tii wacan Raboow laba talaba tii wacan Na waafaji aamiin Ayaan nidhi aamiin 2×
Queue is empty
-- / --