VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arooskiina aamiin - Lyrics

gabadha soo galbiyaay guud xariireey gayaankeediibaa helayee gabadhu waa idiloo geesi uu dhaliy iyo gaaridii dumare geedka wiil yimidow gob gobkiiyow gudoon xulashadaadiiye golaha loo bilay iyo goobta loo wado ALLOW guri barwaaqeede gabadha loo bogay iyo gabano khayreed ALLOW sii gurbood wacaneey ginida lacageed iyo guunyo xoolaad GUULOW hantina siiyeey hooy inaadeereey idil habooneey arooskiina aamiineey waa akhyaar cabdiyo say amaanle arooskiina aamiineey aqalku idiin bilayeey ila xidh joogleey arooskiina aamineey hablo asaageediyo ayni ka roonay ALLAHAYAW adeeg wacaney arbayaal kaca oo eega taladee ALLAHATAW na aamina ee il wax cawridiyo uur nacayb lihi ALLAW YAY asiibine
Queue is empty
-- / --