VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

Inaan cishqiga aawada Anficii uga soomanahay Inanyahay waad ogtahay X2 Ana abqaalkii kalgacal Udbaha ha u taagtaan Lahaaye malaha ambad Baan ahaa x2 Axdi iyo jacayl kiiba Nololiba ma ilawday Maxaan kuugu uur Samaada x2 Inaan igadh kuu noqdoo Runtii igu wayn tahayoo Waliba ifka kuu jeclahay X2 Abaydin intaan ahaaday Oohini iga soo dhamaatay Naftuna aamus diiday X2 Adiyo jacaylkii kuma Ilaawine kamana oolin Wacadkii adaan kugu Uursamahay x2 Qalbiga udugiisiyeey Uurkiyo indhahaa ku jecel Aday kuu ilmaynayaan X2 Irdhoobay markaan ku Waayay arladu ila soo Yaraatay ilmana u adkay San waayay x2 Axdiyo jacaylkii nololiiba Ma ilawday wacadkii Maxan kuugu uursamada X2 Inaan olol reen kalgacal Hurdadii awgaa u nacay Malaha adba waad ogtahay X2 Ugaamay intaan asqoobay Abraaray ulashadaadee Hadana aragaa u baahday X2 Adiyo jacaylkii kuma Ilaawine mana oolin Wacadkii adaan kugu Uursamahay x2
Queue is empty
-- / --