VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

hooyoooy udgoonkiyo asalkaan ka beermaay unugyada jidhkaygiyo nafta laga abqaalaay aasaaskii noloshaay hooyooy iftiiniyo adigaa ugbaadee hadaan lagu abuureen aadamuhu ma joogeen intaad hooyo nooshay ruuxaan ku aragoo indho doogsi waaya raaxada aduunyada qof ka ooman weeyee hooyooy aduunyada axad kuu abaal guda abid lama arkaayee aakhiro fardawsiyo anbiyada la jaar noqo
Queue is empty
-- / --