VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab - Lyrics

nafjacayl dartaa ku nagaadayo niyadeedu tahay guuriyo nasteex nolol qaybsi hela nuuroow qalbiga cishqi naaxiyaha adi kugu nastee nitaaqada ka dhawr noloshayda iyo naftaydaad tahoo kuma nici karee nasab khayr qaboo nugul oomaniyo sow naar afuuf nabar caashaqiyo nudub kuma xasilo neecow udgoon naqa doojiyaa naxariis watoo nimco lagu helaa noloshaydiiyoow nabdigaad degtoo kuma nici karee
Queue is empty
-- / --