VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sumali yahow darbani - Lyrics

Sumalow darbane nay-- Laha duu duux oo dooxa Gee oo damal hadhgali X2 Oo dacawadii dabada Hunbulayn yaykaa dal Dalan yaykula dulmarin X2 Dadku waa hayaan Roobaa ka da'ay daba Taxantiyo sahan dodi Iyo horteed baa ladiray X2 Cir daroray iyo daruraha Onkoday doog dhabash-- Adii inla duulo sow damac Muu ahaan x2 Sumalow darbane nay-- Laha duu duux oo dooxa Gee oo damal hadhgali X2 Oo dacawadii dabada Hunbulayn yaykaa dal Dalan yaykula dulmarin X2 Cir daruuran baa dub-- Nadaada suran nayl Daba yar iyo daylay Laxdii yaykaa dib jirin Sumalow darbane nay-- Laha duu duux oo dooxa Gee oo damal hadhgali X2 Oo dacawadii dabada Hunbulayn yaykaa dal Dalan yaykula dulmarin X2 Dalan doolayoo waan Daalay iyo hanaloo Dagiyo awraha dabaal Dowrkan waa lanacay X2 Waxa jira dugaag weer Daalim iyo ari iyo dad Qaad darimahaa ka Badan dib u feejig now X2 Sumalow darbane nay-- Laha duu duux oo dooxa Gee oo damal hadhgali X2 Oo dacawadii dabada Hunbulayn yaykaa dal Dalan yaykula dulmarin X2
Queue is empty
-- / --