VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeisa - Lyrics

habeenkii horeysee aan imid aduunyada meeshii laygu habayeey hibaaqay hargeysaay hoodaley ayaad tahay hoy lagu nastaad a tahy hagar daamo iyo hawl wuxuu admi hiiifaba meeshii laga helayneey oheey hanaan iyo aanxalay hurd seexan waayo anoo holan kunoolbuu hamigeygu jiraa hargeysaay xagaagee sideen kuu hilmaamaa haygaygii ayaadtahay guri lagu hirtaad tahy haqab tire ayaad tahay hargeysaay hido iyo dhaqankiiyo heeladiyo ciyaar iyo heeso iyo gabayada sugaanta iyo hobolada meeshii lagu habeeyaay habooney hargeysaay hurmaha loo haajiraay haybadii mataanoo waalagu haldhaakloo adayalada halqaatiyo ragii haybada lahaa way wada habsoobeen hadal sooma celiyaan wey wada hinqanayaan sideen kuu hilmaamaa hogaygiibaad tahay guri lagu hirta tahay haqab tiro ayaad tahy hargeysaay
Queue is empty
-- / --