VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabab kale kaban - Lyrics

siday tahay naftaydiyo lama socotid hawlaha sanadahan I haystee sasabiyo wax sheegiyo ssamir wan ka quustee waa inaan sal gaadhe adna sibbiq ku dhaaftiyo salaam guud ha joogtee sidaa tahay imaad odhan intaad soo dhawaatee sabab kale ha moodine suntaadii habeenadan waan ka seexan waayoo seedahaad I goysee xalaybaan saqdii dhexe sariirtaan ku jiifsaday sodon jeer ka toosoo suudiga cadceediyo salawgiyo abaar baa sahan li, fadhiiste adna way sagsaagtoo subaxdaan is baraniyo saacadaad aan kuu imi iima kala sukeysidee aan kuu imi iima kala sukeysidee
Queue is empty
-- / --