VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ambaqaad - Lyrics

amba qaadka sheekada runtii aniga oon baran baabkiisa caashaqu wali ii bilaabnayn oo baydkan ku aba bartiyo baradii la igu dhalay irideeda bari qudha baalnaba u dhaafin waligay adaa ii baaqay anigo badqaboo iga furay albaabadii jacaylke iibaanoo ha iga baydhin beer nugaylka aawadaa igu balaadhay wiilyohow baaxaa dagii suna uu bagayga saan saday adaa beerkiyo badankiyo wadnaha boholyowga dookhiyo ku abuuray caashaqan dhex bariistay maankiyo qalbiga adaa iibaaqay anigoo bad qaboo iga furay albaabadii jacaylkee ii baanoo ha iga baydhin by masuul.com
Queue is empty
-- / --