VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galbis - Lyrics

waa wiil iyo gabadh gacal iyo xigaal waa gob wada dhashoo waa gayaan is jecel hooyo gaari iyo aabo geesiya soo gardaadiyo waa dhalad guniyo iyo baar guulow allow gambinay anagu aqalkay galaan goob raaxo lehiyo guryo same ka yeel guulo allow goor iyo ayaan galad iyo samo ugu gargaar waa goob camiran gambis iyo aroos gaaf weeye mudan waa goob weeye sharaxan duco aan gudhayn aan u gududnayee gurad iyo caruur aallow u gargaar guulow allow gambinay anagu aqalkay galaan goob raaxo lehiyo guryo same ka yeel guulo allow goor iyo ayaan galad iyo samo ugu gargaar
Queue is empty
-- / --