VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeysiyo muqdisho - Lyrics

naftaydu hiyi kacdoo hobeey maalmahan qalbiga hilaacbaa bilig u yiri anigoo xalay hurdaa hilowgii i toosiyoo hedhe waxaan doonayaa hanad inankaan ka helay hooskaygaan ku moodayaa hadalkaagaagan maqlaa harawiyo saylacbaan heela kaaga tumayaa hufnaanbaa lagu korshoo waxaan hale hale idhaa markuu qunyar heesayee halaasiga luuqdabaan inaba lagu haysanoo halyay garashuu ka yahay hurmuud jiilbuu u yahay
Queue is empty
-- / --