VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kanax waa nasiibkey - Lyrics

jaceyl lagu nastoo naxariis watoo nolol aayo lihiyoo naruuraan helee nuurkiyo iftiinkaan mudo naawilaayaa nabad iigu imid nabad kanax waa nasiibkay nafteydii bogsootoo neecow qaboobiyo kunagaaday guur wacan kanoogin maayee waan nuurin caashaqaee jaceyl lagu nastoo naxariis watoo nolol aayo iyo naruuraan helee nuurkiyo iftiinkaan mudo naawilaayaa| nabad iigu imid
Queue is empty
-- / --