VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobanimadu maantay - Lyrics

gobanimadu maantay geed midho ka baxayaa iyo guri barwaaqiyioo gal xareeda noqotayee xubnaha dawladee shalay gudoonkii kasoo baxay darmaanadu gardaayoo guul baanu joogna waa gibile aahaa gaashaanle haahaa gabi maynoo haahaa waa gogole haahaa oo garab haahaa gefi maynoo haahaa sagalkii guyee hore gumeysigu dhaqaalaha hoostuu ka gurayoo gibiluu na siiyee xubanaha dawldaee shalay gudoonkii kasoo baxay darmaanadu gardaayoo guul baanu joognaa dib u gocanay haahaa kana gubanay haahaa iska gaadhney haahaa dib galaalanay haahaa oo garanay haahaa kula goynay haaahaa
Queue is empty
-- / --