VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bartamaha - Lyrics

dheemaneey daraada saqda dhexe habeenkii hurdo waan ka dheerahay dhaayahaygu may arag gabadh aan ku dhaafsado bal dhagayso sheekadan sidaan ahay dhalaanbaan dhibsanaayey socodkoo hablahana dhamaantood uga dhoofay awgaa habeenkaad dhaqaaqdaa dhibka la igu beeree dheemaneey nafsibaa i dhaaboo dhexda iigu marano wadnahaad ku dhigantee waxaan dhawrayaa wali oo aanan dheerayn dhabta inaan ku saaroo hawlaha dhamaynee soo dhawoow dheemaneey dhexda aan ku qabtee dhankan soo istaagoo ila dheel dheemaneey dhidid kaaga keenee dhimashaa jirtoon dhibsanayno kuligen cishqibaa i dhaaboo igu kaa dhadhaaboo dhidibada aastoo dhexda iigu maranoo habeenkaad dhaqaaqdaa dhibka la igu beeree adigaan ku dhugtoo ku dhawranaayo dhabarkaa isoo aadiyee dhayal dhayal sheekadan ha ka dhigin wax le dhamaan iyo haka dhigin dheele wiridiyo dhiiladaa wakhtigayga dumiyoo dhadhabaaye aawada dhaxalkeeda noqotoo halbawlaha dheefkiyo kala xidhay dhuunki qisaduu i dhaafshoo iga riday dhawr jeer iga dhigay dhoohane dhabtii caashaqaan la dhuudhuubmaye dhawristaadiiban la sii dheeliye jacaylkaa i dhaawacee iga daa dheedheeli dhaawadee
Queue is empty
-- / --