VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl ma lacag baa - Lyrics

jaceyl ma ninbaa ma nishaarta beenbaa lagu galay wadnahabaa ma lugooyadaydii male male wadnahabaa may may may may ma wax laysu khasbayaa may may may may ladi waayey awgaa ana waygu kaligaa ma namiimka awgaa jaceyl ma lacagbaa saxansaxada laydhiyo hoy xad laga helaa quruxaa laydhiyoo lahashada naftaydaa may may may may ma wax laysu raacaa ladi waayey awgaa ana waygu kaligaa ma namiimka awgaa waxa noqonay ninka heesoo sow ma ladin farxadeenu waxay tahay dhunkadashada adiguna waxa tahay nasashada alada kuma guro hayga leexan dhibta kale iga hay iga liq laqayada laabta iga haga hanuun lahasahada haygu galin labshada aynu noqono laba jira isu hela ladnashada kuma ladin cindigaaga lakin wadnahaga igu hay ladi waayey awgaa ana waygu kaligaa ma namiimka awgaa
Queue is empty
-- / --