VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal i day - Lyrics

bal iday bal iday bal i daawo hada day hada day hada daawo beerkii jacaylkeen bilaneey abuurnaa baylah ka dhawree bal i day bal i daawo ifraaxeey daraada badidood haweenban baashaal ka diidee ba iday bal i daawo axdigii ma beenayn burburkaan ka dhawraa balantiyo jacaylkee bal i day bal i daawo caawana barwaaqiyo farxadiyo badhaadhaan kula barbar taagnee bal i day bal i daawo
Queue is empty
-- / --