VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeen wanaagsan - Lyrics

soomaali wayneey habeen wanaagsan habeen bar weeyee hoydoo dhamaantiin hurdada seexdoo habeen wanaagsan intii habsaantee dantood haleelin marqaan ku hawlan alle hanuushee habeen wanaagsan soomaali wayneey habeen wanaagsan habeen bar weeyee hoydoo dhamaantiin hurdada seexdoo habeen wanaagsan intii habsaantee dantood haleelin marqaan ku hawlan alle hanuushee habeen wanaagsan
Queue is empty
-- / --