VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darajo iyo wanaag - Lyrics

doog baan qabaayoo mana dayn karaayee naftaa dooganaysoo adiguna docdaadii ma u tahay diyaaroo ma dawayn karaysaa mise waanba daayaa hoosaan u duugaa damqashadu siday tahay mar hadaan ku doortee doookhu iigu dhacay nasiib iigu kaa daray calaf iigu kaa daray oo la iigu kaa daray rasmi iigu kaa daray reerku iigu kaa daray oo la iigu kaa daray maxaa laa iigu kaa diraay dareenbaan qabaayoo damiir igu kaa xidhay darajiyo wanaag baan kula doonayaayo adiguna dareenoo ma ii diir naxaysaa mise waan ku daalo ooo waan daboolaa jacayl iyo dantiisee mar hadaan ku doortee doookhu iigu dhacay nasiib iigu kaa daray calaf iigu kaa daray oo la iigu kaa daray nolol la iigu kaa daray rasmi iigu kaa daray reerku iigu kaa daray oo la iigu kaa daray rabi iigu kaa daray maxaa laa iigu kaa diraay
Queue is empty
-- / --